Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Buundo weyn oo kutaala magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan dul marayeen, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay 35-qof ayaa ku dhuntay buundadan soo duntay, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kale oon tiradooda la shaacin, waxaana laga cabsi qabaa in … Continue reading Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)